Date July 3, 2023
Code BH062
Borehole Name Ceelka 2aad
Latitude 7.9616232
Longitude 49.1638228
Is the borehole functional? No
What is the reason for breakdown? pump_issue
Not functional remarks 1.ceelku ma shaqeeyo waxa uu u fadhiyaa cilad bamka ah mana shaqeenayo in muddo ah wax waxqabad ahna ma helin. 2.ceelku malahan matoor 3.soolarka ceelka waa dhamaaday waana diciifay ayadoo ay ugu wacanthy inta uu shaqaynayay markii ugu danbesey waxa uu keenay 60kii fuusto 20 fuusto waxana uu hoos u dhacay 100%60. 4.ceelku ma lahan dhaqaaale kaas oo dabirikara dhamaan waxqabadyada ceelka looga baahanyahay 5.ceelku malahan qol store ah oo agabka iyo dhamaan wixii qalab ah loo dhigi karro 6.ceelka ma lahan suuli 7.ceelku waxa uu u baahanyahy dayactir dhamaan agabkiisa nooc kastoo uu yahay waxana uusan shaqayn muddo 8 bilood ah.
History History BH062