Additional Notes |
faalo dheeri ah ceelku ushaqeyyaa lakin wxa xoola ah kamacabaan oo magalada keliya ayaa kacabta waayo hada wa xili barwaaqo ah / baahiyaha ceelka waa 1 cèelku maleh suuliyaal 2 ceelku maleh deyr ama silig oo ceelku wxa uu kuyaala meel banaan ah 3 ceelku maleh tuulaal mid matoor and mid beeb 4 deegamada hoos yimaada ceelka makafeyso haanta ceelka xiliyada jiilaalka ah sidaa daraadeed wxaan ubaahanahy haan 2 labaad 5 banka and beebka iyo keybalkana hada biyaha wey yarey yeen sidookale iyagunA wxaan ubaahanahy in naloobedelo |