Additional Notes |
Ceelka waxa uu ubahan yhy matooro
Labo ayaa naga jabay
Beebka gudaha beebka banaanka waa ay naga xun yihiin
Guryaha mayoorada yaalan xili roobaadkii bid baa naga dumey
Lacagtii gunada 6 bilood nooma soo dhicin
Ceel waxa uu ubaahan yhy in darbi ama silig lagu soo wareejiyo sababta oo ah ceelka waxa yaala matoro,soolarada, haamaha marka wa in silig ama darbi naloo dhiso
Lacagti khadka telephone wa naga jaraten oo anaga is xilqaama oo ku shubna
Ceelka waxa uu u bahan qalab kala duwan
Ugu danbeyn cabashada aan soo dirayno waa in si deg deg ah na lagu soo jawabaa xogta wa dirnaa balse jawab celin idin kama hayno |